Boorama [XG] Inkasta Oo Ciidanka Police-ka Magaalada Boorama Iyo Kuwa Kale Ee Guud Ahaan-ba Ka Hawlgala Dalka Intiisa Kale Ay Mudanyihiin In Lagu Ixtiraamo Waajibaadka Shaqo Ee Adeega Ay Bulsha U Hayaan Oo Ah Miisaanka Ugu Cuslus Nolosha Aadamaha, Hadana Waxa Jirta In Aanay Isku Mid Ahayn Shaqsiyaadka Hogaanka U Ah Masuuliyada Ay Bulshada U Hayaani Sida Aanay Faraha Aadamuhuba U Sinayn. Tusaale Ahaan Ciidanka Police-ka Amaanka Ee Magaalada Boorama Haba Yaraadaane Waxa Jira Falal Aanay Jeclaysanaynin Inta Ugu Badan Bulshada Ku Nool Magaaladu, Maalmaha Qaar Hadii Aad Booqato Saldhiga Ciidanka Police-ka Waxa Aad Ku Arkaysaa In Askari Aad U Malayso In Uu 9-Habeen SooRead More →