Nin horay loogu eedeeyay  inuu ka tirsanaa Al-shabaab una dhashay dalka Kenya ayaa xukunkii lagu riday laga qafiifiyay. Elgiva Bwire Oliacha, oo 35 jir ah ayey Maxkamad ku taalla Kenya xabsi daa’in ku xukuntay lix sano ka hor kaddib markii lagu helay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab. Waxaana Hadda lagu xukumay  15 sano oo xabsi ah, ka dib markii ay Maxkamadda Racfaanka kusoo oogtay inuu ka tirsan yahay Al Shabab. Ciidanka Kenya ayaa sheegay in Ninkan ay ka qabteen deegaanka Kooyaale isaga oo watay Qori AK-47 ah,labo Bastooladood,717 Xabbo oo rasaas ah,hal Qori oo nooca SNG-ga ah iyo 13 Bambo gacmeed. NinkaanRead More →

  Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda Turkiga ayaa in muddo ah halkaasi ka waday howgal ka dhan ah dagaalyahanada Kurdiyiinta. Ugu yaraan labo qof oo sarnaa diyaarada ayaa dhimatay, waxaana ilaa iyo hada aan kala cadeyn in diyaaradaasi lasoo riday ay tahay mid xamuul iyo inay tahay kuwa wax duqeeya. Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan oo ka hadlay diyaaradan lasoo riday ayaa sheegay in kuwii ka dambeeyay la ciqaabi doono. Ciidanka lugta ee Turkiga ayaa bilooyin kahor u gudbay waqooyiga Suuriya, halkaa oo ay ka bilabeen howgal Turkigu uuRead More →

      Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Madeey Nuur Sheekh Ufurow ayaa            sheegay in saddex Xarumood oo ku yaalla Muqdisho ay si KMG ah u                   degan yihiin iyada oo Maanta Muqdisho laga xusay 53-guuradii ka soo                                wareegtay markii la-aas’aasay Ciidanka Badda soomaaliya. Waxa uu sheegay in sababtaas ay tahay in Xarumihii Ciidanka Badda Soomaaliya ay dowladda siisay dowladdi shiisheeye sidaasna ay si KMG ah ay xarumo kale ay ku dageen. “Runtii anaga Askar ayaa nahay xqiiqidii meeshii nalooRead More →

Boorama [XGN] Maanta Waxa Si Rami Ah Loo Soo Gabogabeeyey Dhagaysiga Dacwadii Ka Dhanka Ahayd 2-dani Suxufi Oo Maalmihii U Danbeysayba Ka Socotay Maxkamada Gobolka Awdal, Suxufiyiinta Gobolka Awdal Ayaa U Mahadceliyey Lawyer-ka Sida Wacan Ugu Dooday Wixii Ay Xaq U Lahaayeen Ee Gar-Yaqaan Abiibakar Sh,Muxumed Cabdi Oo Horena Ugu Soo Dooday Suxufiyiin Hore, Hadii ILaahay Yidhaahdo Wixii Ka Danbeeya Maalinta Beri Ee Jimcaha Ah Ayaa La Fileyaa In Ay Maxkamadu Ku Dhawaaqdo INSHA’ALAAH.Read More →