Hargeysa [XGN] Halkan Ka Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Soo Dhisay Madaxweyne Biixi Iyo Hayb Ahaan Reeraha Ay Ka Soo Jeedaan. 1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse 2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante 3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon 4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo 5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali 6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale 7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise 8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta — Read More →

Kenya [XG] Madaxweyne Kenyatta Oo Ku Guuleystay Doorashad Lagu Muransanyahay Ee Dalkaasi. Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya, Wafula Chebukati, ayaa ku dhowaaqay in madaxweynaha Kenya ee xilligan talada haya ee Uhuru Kenya uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii aynu soo dhaafnay ka dhacday waddankaasi. Chebukati oo xarunta doorashada ka akhriyey natiijooyinka doorashada ayaa sheegay in madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen loo doortay Uhuru Keyatta iyo William Ruto, ayna heleen in ka badan 98% codadka la dhiibtay. Chebukati waxa uu difaacay qaabka ay doorashadu u dhacday, isagoo sheegay inay ahayd mid ku dhacday si xor iyo caddaalad ah. Wararka Xerogeel.comRead More →