Maanta waxaan ka hadlaynaa timaha daata, runtii hablo badan baa isoo waydiiyay dhibatada timaha ku dhacda, Hadaba markii aan eegay codsiyo badan oo ah xaga timaha daadanaya, sidaa darteed, marka hore timahaan go’aya qaarkood waxa keena xaalad caafimaad daro iyagoo xoog u go’a marka la maydhayo , timo aayar aayar go’aya oo nafaqo la’aani hayso, iyo timo daryeelid la’aani ku dhacday daadashadooda. sababahaana keena marka hore. Hadaba, waxaa jira todobada sababood oo ugu badan dhibta soo gaadha timaha dumarka xoogna u daadiya, waana kuwan hoos ku qoran:- 1. Low iron levels——dhiiga cas oo aad u hooseeya 2. Thyroid disorder——-hoormonka timaha la shaqeeyaa oo dhibaato sooRead More →