Guddida Fulinta Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Weftiga…

Guddida Fulinta Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Weftiga…

Boorama [XG] Guddida Fulinta Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Weftiga Berri Imanaaya.

Masuuliyiintani Oo Maanta Ku Kulmay Xafiiska Xisbiga Ayaa Sheegay In Ay Taageerayaashooda Ugu Baaqayaan In Ay Ka Qaybqaataan Soo Dhaweynta Weftigani Kulmiye Oo Uu Hogaamiyaayo Musharaxa Madaxweyne Ee Muuse Biixi Sidoo Kalena Uu Ka Mid Yahay Gudoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Somaliland Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle.